Suu yiri 2daa ciyaal ee siisocda anaa dhalay, markaas ayaa xaafadii kasoo baxday islaan, Suu yiri taasna waa islaantayda intaa kadib waxaa soo baxay nin boorso wata, kulahaa kaasna waa anigoo shaqo kusocda.
Dibqaloocu waa xasharaadka aan badi intabadan la arag marmar mooye waxaana ka dhigtay hab nololeedkiisa uu kunoolyahy meelaha qaboow amaba qoyan isagoo kafogaada qoraxda badanaana masoobaxo kuleelaha.Wuxuu leeyahay sideed cagood. Waxaa adduunka ka jira qiyaastii 2000 nooc oo dibqalooc dibqaloocu abadankood waa sun, maaddaama qanjirka sunta ahi ku yaalo dhammaadka dabada, qaniinyada noocyada qaarna ay aad khatar ugu tahay aadanaha marka loo eego qaniinyada masaska. Sida dibqalooca madow, badanaa waxaa la helaa maalintii, iyagoo qodaya oo seexanaya boholo, habeenkiina waxay aadaan raadinta ugaadh, waxayna ku baahsan yihiin Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe. Cunnadiisa: waxay badanaa u baxdaa habeenkii si ay ugaadh u raadiso, Waxay kaloo cuntaa dibqalooco isku jinsi ah, iyo waliba caarooyin. Wadarta dhererka: 8-10cm Dareenkooda: dibqalooca wax ma arko aragtidoodu aad bay u daciif tahay, ma maqlaan mana urin, laakiin waxay ku tiirsan yihiin gariirka dhawaaqa iyo gariirka...

Comments
Post a Comment