1.Waxa jira shay ay naftu ubaahantahy marwalba hanoqdo shay ficn amaba ha noqdo shay xun oo shaydaan kadanbeeyo hadaba marwalba noloshaada kusalee dhanka haboon.
3. Hakatuurin qof jar yacni ha seejin qofnolo fiican uuwatay inaad ka khalkhaliso adigoo xumo uriixaya marwalba taada xasuuso
4. Xasadku wax walba waa ku imaada ha xaasidin walaalkaa si aan lahuu xaasidin mar ay nolosho sidiisoo kale kuu thay
5. Waxaad maqasha amaba dhagahaaga kusoo dhaca marwalba inay xuntahay inaad qof xaasido lagana ficnyhy hadaba weele naftaada si ay ugaadho kaaxaasidi lahayd joojina ficilada xaasidnimo calool xumo waji cumo iyo hadal xumadaba
Wixii aragti ah
ReplyDelete