Skip to main content

BADDEL NOLOSHAADA EREYO QURXOON


 1.Waxa jira shay ay naftu ubaahantahy marwalba hanoqdo shay ficn amaba ha noqdo shay xun oo shaydaan kadanbeeyo hadaba marwalba noloshaada kusalee dhanka haboon.


2.waxa jira dad jar kaa tuuraya kulana doonaya inaad kamid noqoto iyaga fahan oo weele waanada dadka.

3. Hakatuurin qof jar yacni ha seejin qofnolo fiican uuwatay inaad ka khalkhaliso adigoo xumo uriixaya marwalba taada xasuuso.

4. Xasadku wax walba waa ku imaada ha xaasidin walaalkaa si aan lahuu xaasidin mar ay nolosho sidiisoo kale kuu thay

5. Waxaad maqasha amaba dhagahaaga kusoo dhaca marwalba inay xuntahay inaad qof xaasido lagana ficnyhy hadaba weele naftaada si ay ugaadho kaaxaasidi lahayd joojina ficilada xaasidnimo calool xumo waji cumo iyo hadal xumadaba.

Comments

Popular posts from this blog

XIKMADO XUL AH 2023

 1.Waxa jira shay ay naftu ubaahantahy marwalba hanoqdo shay ficn amaba ha noqdo shay xun oo shaydaan kadanbeeyo hadaba marwalba noloshaada kusalee dhanka haboon. 2.waxa jira dad jar kaa tuuraya kulana doonaya inaad kamid noqoto iyaga fahan oo weele waanada dadka   3. Hakatuurin qof jar yacni ha seejin qofnolo fiican uuwatay inaad ka khalkhaliso adigoo xumo uriixaya marwalba taada xasuuso   4. Xasadku wax walba waa ku imaada ha xaasidin walaalkaa si aan lahuu xaasidin mar ay nolosho sidiisoo kale kuu thay   5. Waxaad maqasha amaba dhagahaaga kusoo dhaca marwalba inay xuntahay inaad qof xaasido lagana ficnyhy hadaba weele naftaada si ay ugaadho kaaxaasidi lahayd joojina ficilada xaasidnimo calool xumo waji cumo iyo hadal xumadaba 

What is the role of nationalism in politics?

Nationalism plays a significant role in politics as it is a political ideology and movement that emphasizes the interests, unity, and well-being of a particular nation or group of people. Here are some key roles of nationalism in politics: 1. Shaping National Identity: Nationalism helps shape the collective identity of a nation, fostering a sense of belonging and shared values among its citizens. It often promotes cultural, linguistic, and historical heritage, reinforcing a sense of pride and unity. 2. Nation-Building: Nationalism can be instrumental in nation-building processes, especially in cases where multiple ethnic or cultural groups come together to form a nation-state. It can help establish a common political, social, and economic framework, promoting stability and cohesion. 3. Political Mobilization: Nationalism often serves as a powerful tool for political mobilization, rallying people around a common cause or nationalistic agenda. It can be used to galvanize support for poli...

MACLUUMAAD KUSAABSAN DIBQALOOCA

  Dibqaloocu waa xasharaadka aan badi intabadan la arag marmar mooye waxaana ka dhigtay hab nololeedkiisa uu kunoolyahy meelaha qaboow amaba qoyan isagoo kafogaada qoraxda badanaana masoobaxo kuleelaha.Wuxuu leeyahay sideed cagood. Waxaa adduunka ka jira qiyaastii 2000 nooc oo dibqalooc dibqaloocu abadankood waa sun, maaddaama qanjirka sunta ahi ku yaalo dhammaadka dabada, qaniinyada noocyada qaarna ay aad khatar ugu tahay aadanaha marka loo eego qaniinyada masaska. Sida dibqalooca madow, badanaa waxaa la helaa maalintii, iyagoo qodaya oo seexanaya boholo, habeenkiina waxay aadaan raadinta ugaadh, waxayna ku baahsan yihiin Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe. Cunnadiisa: waxay badanaa u baxdaa habeenkii si ay ugaadh u raadiso, Waxay kaloo cuntaa dibqalooco isku jinsi ah, iyo waliba caarooyin. Wadarta dhererka: 8-10cm Dareenkooda: dibqalooca wax ma arko aragtidoodu aad bay u daciif tahay, ma maqlaan mana urin, laakiin waxay ku tiirsan yihiin gariirka dhawaaqa iyo gariirka...