Skip to main content

Posts

Showing posts from January, 2023

Sheeko qosol badan "nin waalan"

Nin waalan ayaa beri laga fasaxay, ama laga soo saaray meel dadka waalwaalan lagu xidho, waxaana larabay in gurigiisa lakeeno, markii xaafadda usoo dhawaaday buu yiri waatan xaafadaydii, markaas ayaa lawaydiiyay maxaku ogaatay  Suu yiri 2daa  ciyaal ee siisocda  anaa dhalay,  markaas ayaa xaafadii kasoo baxday islaan, Suu yiri taasna waa islaantayda intaa kadib waxaa soo baxay nin boorso wata, kulahaa kaasna waa anigoo shaqo kusocda.